Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD iyo QM oo war cusub ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey iyo ururrada Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa soo saaray qoraal ay uga hadlayaan khilaafka ka dhex jira...
R/Wasaaraha UK oo aan ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip,...
UK (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha dalka Britain ayaan ka qeyb gali doonin aaska Amiir Philip oo jimcihii geeriyooday.
“Si inta suurtagalka ah ay xubno badan...
Dowladda Shiinaha oo Tallaal cusub maanta ka soo dajineysa Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Axad ah dowladda Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo tallaalka COVID19 ah, sida lagu shaaciyey qoraal...
Harada jaceylka ee Dubai
UAE (Halqaran.com) - Harada jaceylka, oo qaabka wadnaha oo kale loo sameeyay waxay dhacdaa saxara u dhow Dubai. Waana bartilmaameedka dalxiisayaasha oo lammaane badan...
UPDATE: Kiiska Baaritaanka dilka guddoomiyihii Degmada Hodan oo la soo gabagabeeyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddigii loo xil saaray baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cabdixakiin Dhegajuun ayaa Sabtidii maanta galka Baarista kiiskaas ku...
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay madaxweynaha Jabuuti
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhanbaal hambalyo ah u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, Mudane...







