Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Cumar C/rashiid oo ka digay in la joojiyo wada-hadallada xal ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Sanoter ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka digay in la...
Wasiirka Amniga Galmudug oo soo dhaweeyay tallaabada uu qaaday Saadaq Joon
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Macallin Fiqi ayaa bogaadiyay tallaabadii uu saaka qaaday Taliye Saadaq Joon, taas oo uu kaga...
Taliye Xijaar oo xilka ka qaaday Saadaq Joon
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa hadda xilka ka qaaday Taliyihii Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan...
Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Sarkaal ka tirsanaa ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu dilay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Rag hubeysan ayaa lagu...
Mucaaradka Jabuuti oo si adag uga hadlay guusha Madaxweyne Geelle
Jabuuti (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Raad, Cabdiraxmaan Maxamed sidoo kalena soo noqday duqa magaalada Jabuuti ayaa laanta Af Soomaaliga ee BBC u...
Puntland oo 15 maxaabiis ah ku wareejisay dowladda Soomaaliya
Garowe (Halqaran.com) – Puntland ayaa wasiirro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ku wareejisay maxaabiis u xirneyd burcad badeednimo, kaddib munaasabad maanta ka...







