Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Beesha Caalamka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland oo shir yeelanaya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilada beesha caalamka ayaa maanta la filayaa inay la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa fashilka ku...
Dhageyso Wareysi: Madaxweynaha Puntland oo si adag uga hadlay Shirka fashilmay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho...
DAAWO VIDEO: Wasiir Dubbe ”Puntland iyo Jubbaland waa Jid iyo Jiho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Dubbe ayaa ka warbixiyey Natiijada Shirkii madaxda dowladda federaalka dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo aan...
Wadahadalladii biyo xireenka Webiga Niil oo fashilmay
Egypt (Halqaran.com) - Wadaxaajoodkii Biyo xireenka Al-Nahda ee u dhaxeysa dalalka, Masar, Suudaan iyo Itoobiya, kana socday Congo, ayaa ku dhammaaday fashil sida ay...
Dad badan oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Kenya
Kenya (Halqaran.com) - Ugu yaraan 20 qof ayaa dhimatay ka dib markii ay laba bas isku dheceen shil subaxnimadii Arbacada ka dhacay degaanka Kwamkikuyu...
Haweeney ka qeyb galeysay arooska wiilkeeda oo ogaatay in caruusadda ay...
China (Halqaran.com) - Haweeney ka qeyb galeysay arooska wiilkeeda ayaa madasha kala tagtay ilmo qoysay kaddib markii ay ogaatay in caruusadda ay tahay gabadheeda...







