Monday, May 11, 2026
28.9 C
Mogadishu

Beesha Caalamka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland oo shir yeelanaya

Muqdisho (Halqaran.com) – Wakiilada beesha caalamka ayaa maanta la filayaa inay la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa fashilka ku yimid shirka u dhexeeyay madaxda DFS, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa ku soo aadaya, kadib markii xalay magaalada Muqdisho ay kulan ku yeesheen Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Sida ay sheegayaan wararka Maamulada taageersan dowladda, waxaa ay eedda saareen Jubbaland iyo Puntland, waxaana ay codsadeen in la fasaxo oo dib deegaanadoda ugu laabtaan.

Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka diideen dalabkooda ahaa in la fasaxo, waxaana lagu wargeliyay cidii shirka ka baxdo in loo aqoonsan doono qaswade

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...