26.9 C
Mogadishu
Monday, November 28, 2022

Tag: Shir

Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...

RW Xamse oo Khudbad ka jeediyay Madasha Tana Forum

Kampala (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha #TanaForum oo sanadkan si gaar ah...

Xubno ka kala socda DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyada oo maanta Shir uga furmay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XF Soomaaliya, Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa Axadda maanta ah furay shir labo maalin soconaya oo...

Midowga Musharraxiinta oo la shiraya guddiga doorashooyinka heer Federaal (Maxaa cusub?)

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa hoteelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo uu kamid yahay musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud...

Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka DF Somaliya iyo Dowlad goboleedyad oo ka furmay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka XF Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe...

Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Jimcihii maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wafdiga...

Maamulka G/Banaadir oo ka arrinsaday sugidda Amniga Imtixaanaadka Shahaadiga

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee maamulka Gobolka, kaasi...

Jubbaland oo iska diiday ka qeyb galka shir uu iclaamiyey Farmaajo

Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Jubbaland aysan marnaba ka qeyb-geli...

Don't miss

Madaxweynha JFS Xasan Sheekh Oo Khudbad Ka Jeediyay Furitaanka Shirweynaha Maalgashiga Soomaaliya

Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Malls, major business outlets in Eastleigh to shut on 8th Dec in protest over policeman Ahmed Rashid

Malls and major business outlets in Eastleigh will be...

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in la soo afjaray weerarkii Villa Rays

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn...

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Sheegay in waddankiisa uu ka dhigaayo Wadanka ugu Awooda badan Caalamka!

Kuuriya(Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa...

Maamulka Goboleedka Galmudug oo soo bandhigay Ajaanibtii ay ka qabteen Xeebta Magaalada Hobyo.

Hobyo (Halqaran.com) –Wararka Aan Ka heleyno  gobolka Mudug...