Monday, May 11, 2026
31.9 C
Mogadishu

Shir

Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...

RW Xamse oo Khudbad ka jeediyay Madasha Tana Forum

Kampala (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha #TanaForum oo sanadkan si gaar ah...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maamulka G/Banaadir oo ka arrinsaday sugidda Amniga Imtixaanaadka Shahaadiga

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee maamulka Gobolka, kaasi...
Sayid Omar Abdalla

Jubbaland oo iska diiday ka qeyb galka shir uu iclaamiyey Farmaajo

Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Jubbaland aysan marnaba ka qeyb-geli...
Sayid Omar Abdalla

Midowga Afrika oo maanta la filayo in ay shir ka yeeshaan...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Waxaa maanta la filayaa in Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ay shir deg deg ah ka yeeshaan ismari waaga...
Sayid Omar Abdalla

Beesha Caalamka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland oo shir yeelanaya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilada beesha caalamka ayaa maanta la filayaa inay la kulmaan Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa fashilka ku...
Ahmed Mohamed

Muqdisho: Xildhibaanno ku dhawaaqay Kutlada Badbaadada Qaranka

Muqdisho (Halqaran.com) - Kulamo siyaasadeed ayaa Talaadada maanta ah ka soconaya Magaalada Muqdisho, oo looga arrinsanayo tallaabada la qaadi karo, marba haddii uu dhammaday...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dolad Goboleedka Jubbaland Axmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Dhuusamarreeb ee Caasimadda Galmudug, iyada oo halkaasi...