Shir
UPDATE: Habraaca Shirka dib u heshiisiinta Beelaha Galmudug oo la soo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga qaban qaabada Shirka Beelaha dega deegaanada Maamulka Galmudug ayaa soo saaray habraaca Shirkaasi.
Waxaa Tallaadada Maanta magaalada Dhuusamareeb ka socota qaban...
DF Somaliya oo ka qeyb galeysa Shirka Baarlamaannada dalalka Afrika ee...
S/Afrika (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka qeyb gali doona shirweyne ballaaran oo Tallaadada maanta dalka Koonfur Afrika uga...
XOG XASAASI AH: Guddiga Doorashooyinka JUBBALAND oo maanta war cusub kasoo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, oo isniintii maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo, ayaa faah-faahin ka bixiyey...
Shir looga hadlayo Argagixisada oo ka furmay Nayroobi
Xoghayaha guud ee Jumciyadda Qaruumaha Ka Dhexeysa Mudane Antonio Guterres ayaa maanta oo Arbaco ah furay shir looga hadlayo la dagaallanka argagixisada oo maanta...
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Saraakiisha Amniga ee…
Baydhabo (HalQaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) kulan la qaatay saraakiisha sarsare ee lamaha ammaanka gobolka Bakool,...








