Monday, June 15, 2026
27.8 C
Mogadishu

Imaaraatka Carabta ayaa gargaar u soo direysa Soomaaliya

Abu Dhabi (Halqaran.com) – Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa afar diyaaradood oo gargaar raashiin sida usoo direysa Soomaaliya, toddobaadkaan ayaa la filayaa in laba diyaarad oo kamid ah ay soo gaaraan Muqdisho kuwaa oo raashiin sida waxaana loosoo marsiiyay Hay’adda Laanqeerta Cas ee Imaaratka Carabta.

Inta aan la gaarin bisha Ramadan waxaa labada kale ee diyaaradaha raashiinka ay wadaan laga qeybin doonaa deegaanada Jubbaland, Puntland iyo Somaliland.

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in 2.7 milyan oo Qof ay Soomaaliya ku gaajoonayaan.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...