gargaar
DF Somaliya oo gurmad gargaar ah geysay degmada Buulo-burde ee G/...
Buula-burde (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta gargaar ah raashin ah gaarsiisay magaaladda Buula-burde ee...
Imaaraatka Carabta ayaa gargaar u soo direysa Soomaaliya
Abu Dhabi (Halqaran.com) - Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa afar diyaaradood oo gargaar raashiin sida usoo direysa Soomaaliya, toddobaadkaan ayaa la filayaa in laba diyaarad...
UNICEF oo war ka soo saartay shaqaale lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobe ayaa si kulul u cambaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha,...
Daawo Sawirro: Ciidanka Xoogga dalka oo Gurmadkii ugu horreeyay la gaarsiiyay...
Baledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka oo u istaagay ka qayb qaadasha gurmadka loo fidinayo shacabka ku barakacay fatahadaha Magaalada Baledweyne ayaa gelinkii dambe...







