Friday, December 12, 2025
26.2 C
Mogadishu

Ardayda Muslimiinta Atlantic City oo dugsiyada ka heli doona cunnooyin xalaal ah

USA (Halqaran.com) – Helidda dhuuni xalaal ah inay ka cunaan goobaha la isugu yimaado sida iskuullada, Muslimiin badan waxay ku ahayd caqabad soo taagan.

Balse hadda ardayda Muslimiinta Atlantic City walwalkaas wuu kasii dhammaanayaa maadaama dugsiyada wax-barashada ay cunnooyinkooda ku soo kordhin doonaan dhuuni xalaal.

Waana natiijada dadaal qaatay saddex sannadood oo uu horboodayay Farook Hossain, tallaabo bogaadin iyo ammaan mudan oo si weyn ay uga mahdiyeen Muslimiinta.

Waxaana go’aanka lagu qeexay mid horudhac cajiib ah u ah wada-noolaanshaha iyo ixtiraamka bulshooyinka kala diimaha ah.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...