Saturday, April 18, 2026
28.5 C
Mogadishu

DAAWO WAREYSI – Xasan Sheekh: ”Dowladda madaxweyne Farmaajo waxay nagu heysay colaadin joogta ah tan iyo…”

Muqdisho (Halqaran.com) – Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Radio Kulmiye ee ayaa sheegay in dowladda madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay colaadin joogto ay ku haysay tan iyo sanadkii 2018, goortaas uu bilaabay inuu dhaliilo siyaasada dowladda.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay mid kamid ah colaadinta uu ka sheeganayo dowladda madaxweyne Farmaajo in ay ahayd kadib markii ciidanka ilaaladiisa ahaa laga goostay mushaarkii iyo raashinkii la siin jiray.

Haddaba halka hoose ka Daawo Wareysiga oo Dhammeystiran:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...