Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada kula kulmay Wakiillada Beesha Caalamka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka ah...
Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay Madaxda Hay’adda UNHCR ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii maanta kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi.
Mudane...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka teleefanka kula xiriiray William Ruto
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya, William Ruto ayaa ugu hambalyeeyay...
DAAWO WAREYSI – Xasan Sheekh: ”Dowladda madaxweyne Farmaajo waxay nagu heysay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Radio Kulmiye ee ayaa sheegay in dowladda madaxweyne Maxamed...
XOG CUSUB: Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo shaaciyay sababta uu dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi bixiyay ayaa waxaa uu kaga hadlay waxa ka hor istaagay inuu...








