Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa isku xirka arrimaha gargaarka Soomaaliya ahna ku-xigeenka madaxa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Adam Abdul Mowla iyo u...
Beesha Caalamka oo ka hadashay kulankii ay la qaateen madaxda m/goboleedyada
Muqdisho (Halqaran.com) - Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay kulankii maanta dhexmaray iyaga iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka, kaasi oo ka dhacay hotel ku...
Madaxda dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka oo kulan u socdo
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa hotel ku yaalla xerada Xalane ee...
Tuug ku dhex hurday guri uu u soo galay inuu dhaco!
Thailand (Halqaran.com) – Tuug ayaa jabsaday guri, xilligii uu ku jiray howsha xatooyada ayuu lulmooday kaddib mid ka mid ah sariirihii dhex yaalay ayuu...
Fadhigii Baarlamaanka maanta oo dib loo dhigay
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa dib loo dhigay kulankii maanta ay lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu sheegay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.
Maanta...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS oo berri kulan Xasaasi ah yeelanaya
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wadaa in Isniinta berri ah ay yeeshaan kulan xasaasi ah, kaddib markii uu qabsoomi waayay kulan...






