Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada dalka oo shir gaar ah u furmay
Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho gaar ahaan hotel ku dhex yaalla xerada Xalane ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa goor dhow uu Shir...
DHAGEYSO: Kulankii Baarlamaanka Somaliya ee maanta oo lagu kala dareeray
Muqdisho (Halqaran.com) – Kulankii golaha Shacabka ee BF Soomaaliya, ee Sabtida maanta la filyay in uu ka dhaco xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho...
Nin 10,000 oo geed ku beeray lama deggaan!
India (Halqaran.com) – Satyendra Manjhi wuxuu helayaa maalmahaan ammaan iyo bogaadin dadweynaha uga imaaneysa kaddib markii uu u guntaday dhowridda deegaankiisa.
Mr. Manjhi wuxuu ku...
Dowladda Ingiriiska oo ka digtay doorasho hal dhinac ah iyo muddo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Ingiriiska ayaa war ka soo saartay xaaladda siyaasadda dalka, waxa ayna sheegtay in aysan taageeri doonin hannaan walba oo doorasho...
Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan yeelanayo
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa la filayaa inay kulan ku yeeshaan xarunta villa Hargeysa...
Nin dadka timaha ugu jara buris, mindi iyo dhalo!
Pakistan (Halqaran.com) - Ali Abbas waa timo jare deggan magaalada Lahore ee dalka Pakistan. Agabka uu dadka timaha ugu jaro waxaa ka mid ah...







