Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sidee Cabdirashiid Janan loogu soo dhaweeyay Beled-Xaawo! +(SAWIRRO)
Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacada maanta ah degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo lagu soo dhaweeyay wasiir hore ee Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid...
Jaamacadda Carabta oo taageero dheeraad ah u fidineyso Soomaaliya
Qaahira (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abul Geyt ayaa sheegay in Jaamacadda Carabtu dadaal ballaaran ku bixineeyso taageeridda Soomaaliya, si loo...
Dowladaha Jabuuti iyo Sacuudiga oo kawada hadlay xiriirka labada dal
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin Farxaan...
95 jir aan weligiis timihiisa jarin!
India (Halqaran.com) - 95 jir u dhashay dalka Hindiya ayaa sheeganaya inuusan weligiis jarin timihiisa oo dhererkoodu sii dhaafayo 24-feet ama (7.3 meters). Marwalba...
Turkiga oo soo saaray malabka ugu qaalisan adduunka!
Turkey (Halqaran.com) - Shirkad Turki ah ayaa soo saartay malabka ugu qaalisan adduunka, sida lagu sheegay Diiwaanka Guinness World Records.
Guinness ayaa sheegtay in malabka...
Joog kaba ah maku iibsan laheyd $1,000,000?
Germany (Halqaran.com) - Kabahaan oo naqshad gaar ah leh sameyntoodana ay iska kaashadeen shirkadda soo saarta qalabka ciyaaraha ee Adidas iyo tan Jarmalka ee...







