Saturday, April 18, 2026
29.4 C
Mogadishu

Joog kaba ah maku iibsan laheyd $1,000,000?

Germany (Halqaran.com) – Kabahaan oo naqshad gaar ah leh sameyntoodana ay iska kaashadeen shirkadda soo saarta qalabka ciyaaraha ee Adidas iyo tan Jarmalka ee Meissen, ayaa noqon doona kabihii ugu qaalisanaa ee abid la iibiyo, sida uu sheegay hoyga beec geynta badeecadaha ee Sotheby’s.

Kabahaan oo yara shabaha kuwa ay xirtaan orodyahanada ciyaaraha athletic-ka, waxaana uu qofkasta oo daneynaya kabahaan uu ka iibsankaraa mareegta internet-ka.

Waxey booska kabaha ugu qaalisan ka saari doonaan Jordan Brand oo ay naqshadeysay Nike, waxaana lagu iibiyay $615,000.

AFP oo sheekadaan daabacday ayaa rumeysan in kabahaan ay soo jiidan doonaan maal-qabeenno badan oo ay suuq fiican u yeeli doonaan kabaha ciyaaraha ee kala jaadka ah.

Kabahaan ayaa qiimahooda waxa uu yahay hal milyan oo doolar.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...