Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Khasaaro ka dhashay toogasho ka dhacday suuq ku yaal Mareykanka
USA (Halqaran.com) - Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro askari ka tirsan booliska kaddib markii is rasaaseyn socotay saacado ay...
Qoorqoor iyo Deni oo kulan yeeshay xilli uu qilaaf xooggan ka...
KuMuqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay...
Qaramada Midoobey ayaa farriin u dirtay dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey ayaa ka hadashay wadahadaladii shalay ka dhacay xarunta Afisyooni iyadoo sheegtay in ay ka war hayso sida uu u...
Shirka Wadatashiga oo ka furmay Muqdisho xilli ay ka maqan yihiin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaliya, Cismaan Abokar Dubbe ayaa ku dhawaaqay in shirka wadaashiga qaran ee looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka uu...
Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay Wariye Kilwe Aadan Faarax
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar ah.
Madaxweynaha...
Hormuud Salaam Foundation oo $50,000 ugu deeqday abaaraha Gobolka Gedo +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Hormuud Salaam Foundation oo looga bartey ineey gacan ka geeysato xaaladaha adag ee lasoo gudboonaado dadka Soomaaliyeed ayaa Maanta $50,000 oo...







