Sunday, June 14, 2026
26.9 C
Mogadishu

Sidee Cabdirashiid Janan loogu soo dhaweeyay Beled-Xaawo! +(SAWIRRO)

Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacada maanta ah degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo lagu soo dhaweeyay wasiir hore ee Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).

Mr Janan ayaa Wasiirro ka tirsan Xukuukadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka soo gelbiyeen deegaanka Najax ee duleedka degmada Beled-Xaawo, waxaana la socda Gaadiidka dagaalka iyo Ciidamo farabadan.

Soo dhaweynta Wasiir Janan ayaa waxaa ka qeybqaatay, maamulka degmada Beled-Xaawo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada, iyada oo la geeyay Xarunta Maamulka degmada Beled-Xaawo.

Ugu damebyn, Kulamo kala duwan ayaa la filayaa in wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan uu Magalada Beled-Xaawo kula qaato wafdi ka socda DF Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...