Beled Xaawo
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Gobolka Gedo
Gedo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo deegaanka Caracase ee gobolka Gedo ku dhexmaray Ciidamada DF Soomaaliya iyo...
Sidee Cabdirashiid Janan loogu soo dhaweeyay Beled-Xaawo! +(SAWIRRO)
Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacada maanta ah degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo lagu soo dhaweeyay wasiir hore ee Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid...
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo gaaray gobolka Gedo
Doolow (Halqaran.com) - Wafdi uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XF Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa waxaa ay Khamiistii Maanta gaareen degmada Dooloow ee...
Madaxweynaha Jubbaland oo dalbaday in ciidanka DF Somaliya si shuruud...
Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa waxaa uu Dowladda Federaalka ugu yeeray in si sharuud la’aan...







