Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
IMF oo ansixisay $0.97 milyan oo qeyb ka ah geedi socodka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga fulinta ee hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ansixiyay kaalmo dhaqaale oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas...
UPDATE: Wasiirkii hore Amniga ee Jubbaland ‘C/rashiid Janan’ oo yimid Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Diyaarad siday Wasiirkii hore Amniga ee maamulka Jubbaland, Cabdirashiid Janan ayaa galab dhicii maanta ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee Aadan...
Shirkii Beesha Caalamka iyo dowlad goboleedyada oo baaqday
Muqdisho (Halqaran.com) - Puntland ayaa xaqiijisay inuu baaqday shirkii loo balansanaa ee dhexmari lahaa Shanta Madaxweyne Dowlad Goboleed iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+.
Wasiirka...
Muqdisho: Qarax lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga
Muqdisho (Halqaran.com) - Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhintay qarax gaari uu la socday lagula eegtay wadada cusub ee Degmada Dayniile...
Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa weerarkii madaafiicda ee lagu qaaday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Madaafiicdan...
Nin si fudud u lumiyay fursad uu milyaneer ku noqon lahaa!
USA (Halqaran.com) - Stefan Thomas waxa uu heystay qiyaastii $220 milyan oo ah lacagta digitaalka (Bit coin). Muddo yar gudaheed ayuu ku waayay hantidaas...







