Sunday, June 14, 2026
25.8 C
Mogadishu

Fadhigii Baarlamaanka maanta oo dib loo dhigay

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa dib loo dhigay kulankii maanta ay lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu sheegay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Maanta oo Isniin ah ayaa la filayay in uu furmo kalfadhi ay yeelanayaan xildhibaanada Baarlamaanka, Kaas oo uu ajendahiisu ahaa ka hadalka Xaaladda Covid-19.

Dib u dhigidda kulanka ayaa timid kaddib markii xildhibaano uu guddoomiyaha baarlamaanka uu ka mamnuucay in ay soo xaadiraan fadhiyada baarlamaanka ay sheegeen in ay tagi doonaan kulanka Isniinta.

Xildhibaanada ayaa loo diray fariin ah in maanta uu baaqday kulanka, kaas oo dib loogu dhigay Arbacada oo ay taariikhdu tahay 31 Maarso.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...