Muqdisho (Halqaran.com) – Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta Hanoolaato ayaa waxa uu ka dhawaajiyay arrimo badan oo xasaasi ah.
Haddaba halka hoose ka Daawo Wareysi oo dhammeystiran:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





