Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay
Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...
Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed maanta guddoon doortay
Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa loo...
Dagaal ka dhacay magaalada Beledweyne & Wararkii ugu dambeeyay
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in Ciidamo taabacsan Generaal Abuukar Xuud iyo Ciidamada maamulka Hirshabelle...
DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
Baarlamaanka Puntland oo maanta Ansixiyay mooshin la xiriira …
Garoowe (Halqaran.com) – Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland ayaa Axadda maanta ah kulan ku yeeshay magaalada Garoowe, iyadoo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiillada...
Gabar Soomaaliyeed oo ku tartameysa feerka Ciyaaraha Olombikada Tokyo ee Japan
Tokyo (Halqaran.com) - Ramla Cali oo ah feeryahanad ayaa Soomaaliya ku meteleysa ciyaaraha Olympics ee Sanadkan 2021-ka ka billaaban doona dhammaadka bishan July magaalada Tokyo...







