Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga ayaa Khamiisti maanta dib...
Garoowe: Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimadka dowlad goboleedyada oo la soo gabagabeeyay
Garoowe (Halqaran.com) – Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Caafimaadka dowladaha xubnaha ka ah DF Soomaaliya iyo Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada...
Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay 8 Rag ah
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobollada Mudug iyo Cayn ee Puntland ayaa ugu dambeyn maanta dil toogasho ah...
Madaxweynaha dalka Haiti oo gurigiisa lagu dhex dilay
Haiti (Halqaran.com) - Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moïse ayaa maanta waxaa lagu dhex dilay gurigiisa, waxaa sidaas war-saxaafadeed ku sheegay ra’iisul wasaaraha ku meel...
RW Rooble oo maanta gaaray magaalada Kismaayo +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul Waasaraha XF Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah...
Maxay Kenya ka yeeshay ‘Afduubka ku soo badanaya’ magaalada Nairobi?
Nairobi (Halqaran.com) - Booliska dalka Kenya ayaa sameeyay koox gaar ah oo baaraya kiisaska afduubka la xiriira oo ay sheegeen inay qatar ku yihiin...







