Thursday, July 30, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Uganda: Tobaneeyo qaxooti Soomaali ah oo u geeriyooday Gaajo iyo Cudurka...

Uganda (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in tobaneeyo qaxooti Soomaaliyeed oo ku nool xeryaha qaxootiga dalka Uganda ay gaajo iyo cudurka dilaaga ah...
Ahmed Mohamed

Ciidamada Tigrayga oo sheegay inay magaalo kale qabsadeen!

Mekelle (Halqaran.com) - Ciidamada Tigray ayaa sheegay Isniintii inay ku sii siqayaan Koonfurta ayna magaalo kale dib uga qabsadeen ciidamada dowladda Itoobiya, ayaga oo...
Ahmed Mohamed

Boob ganacsi oo ka socda Koonfur Afrika iyo Soomaalida oo cabsi...

Johannesburg (Halqaran.com) – Dibadbax ballaaran oo rabshado wata ayaa ka bilaawday qeybo badan oo kamid ah xaafadaha Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Wararka naga...
Ahmed Mohamed

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Degmada Buulo-burde

Hiiraan (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garbahaaray +(SAWIRRO)

Garbahaarey (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Sabtidii maanta gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo. RW Rooble ayaa waxaa halkaasi...
Ahmed Mohamed

Hay’adda FAO oo kordhisay howlgalka la dagaallanka Ayaxa ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Cunnada iyo Beeraha  Qaramada Midoobay ee (FAO) ayaa sheegtay inay kordhisay howlgallada cirka ah ee lagu xakameynayo Ayax farabadan oo...