Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Qarax Khasaare xooggan geystay oo ka dhacay Muqdisho & Wararkii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ilaa iyo 30 ruux oo isugu jira askar iyo dad shacab ah ayaa la xaqiijiyay inay dhimasho iyo dhaawac ka soo...
RW Rooble oo Kismaayo kula kulmay Saraakiisha Ciidamada AMISOM +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga, xukumadda federalka Soomaaliya Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula...
RW Rooble oo shir guddoomiyay Shirka golaha Wasiirrada ee Jubbaland +(SAWIRRO)
Kismaayo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaland oo...
DHAGEYSO: La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo oo loo diiday inuu galo Kismaayo +(Wareysi)
Kismaayo (Halqaran.com) – La taliyaha arrimaha doorashooyinka ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo lagu magacaabo Cabdi Cali Raage ayaa maanta garoonka diyaaradaha Kismaayo laga...
AKHRISO: Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kaga...
Golaha Amaanka ee QM oo si kulul u cambaareeyay dilkii Madaxweynihii...
Haiti (Halqaran.com) - Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise.
Golaha Ammaanka ayaa ku...







