Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Mareykanka oo shacabka iyo DF Somaliya ugu hambalyeeyay xuska maalinta xorriyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - War qoraal ah oo ka soo baxay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Atony Blinken ayaa loogu hambaleeyay shacabka iyo DF Soomaaliya munaasabadda...
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay Xuska 1-da Luulyo +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Munaasabad ballaaran oo loogu dabbaaldagay xuska 1-da Luulyo oo ah maalinta xorriyadda iyo midnimada dalka ayaa lagu qabtay Tiyaatarka Qaranka Soomaaliyeed...
DHAGEYSO: Muxuu RW Rooble kula dardaarmay Guddiga doorashooyinka dalka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Arbacadii maanta tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka Dalka heer federal...
Ciidamada Mareykanka oo dib loogu soo celinayo Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamada Mareykanka ayaa la sheegay in dib loogu soo celinayo gudaha Soomaaliya lix bilood uun kadib markii ay gebi ahaan kawada...
Tiro badan oo dad ah oo u dhintay ‘kuleyl dartiis’ dalka...
Canada (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in tiro badan oo dad ah ay ku dhintey dalka Canada, kaddib markii kuleyl aan la qiyaasi...
Maxaa kaa soo baxay Kulankii RW Rooble, Madaxda Dowlad goboleedyada &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u...







