Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Jadwalka Doorashada Soomaaliya iyo go’aannada ka soo baxay Shirka Golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray jadwal cusub oo loo dejiyey doorashada Soomaaliya iyo go’aano ay ku gaareen shirka arrimaha doorashada...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmay Muqdisho & maalintii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa goor dhow ka warbixiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.
Shirkan...
Mareykanka oo duqeeyay kooxo ay taageerto Iraan
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqeymo Mareykanka ay fuliyeen oo ka dhan ah maleeshiyo ay Iran taageerto oo ku sugan xuduudda Iraq iyo Syria ayaa lagu...
Afhayeenka Xukuumadda “RW Rooble wuxuu ka garaabay cabashadii Hirshabelle”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha HIrshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta muuqaalka foggaan aragga ee Internte-ka kaga qaybgalay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee...
Waa Sidee Xaaladda Soomaalida dalka Jarmalka, kaddib weerarkii Mindida ee ka...
https://youtu.be/I4zoYPHCVr8
Guddoomiyaha Aqalka sare & Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho ku kulmay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Axaddii Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland,...







