Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Afhayeenka Militariga Itoobiya oo beeniyay in diyaarad Militari ay soo rideen...
Tigrey (Halqaran.com) - Afhayeenka Militariga Itoobiya, Korneyl Getnet Adane ayaa beeniyay diyaaraddii militari ee Arbacadii ku burburtay Gobolka Tigrey inay soo rideen xoogaga TPLF.
Ururka...
DAAWO VIDEO: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo amar cusub ka soo...
https://youtu.be/4Tl79O9Df-A
Muqdisho (Halqaran.com) - Bankiga Dhexe ee DF Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta soo saaray amar uu ku socodsiinayo lacagta 50-ka dollar oo horey ay joojiyeen...
Qaban-qaabada maalmaha xorriyada Qaranka oo ka socota Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudiga Golaha wasiirrada oo qabanqaabinaya Munasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha...
Wafdi ka socda Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo Muqdisho yimid
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi Interpol ah.
Wafdigaan oo ahaa heer caalami ayaa...
Baarlamaanka Galmudug oo maanta Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021 +(SAWIRRO)
Jowhar (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlineysay Guddoomiye ku-xigeemka 2-aad Marwo Faadumo Cabdi Cali oo Shir...
Wasiirka Cadaaladda ee DFS iyo Wafdi ka socda Turkiga oo arrimo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Cadaaladda XF Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Turkiga oo...







