Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Garoonka diyaaradaha ee Qabri-Dahare oo weli xiran
Qabri-Dahare (Halqaran.com) - Garoonka diyaaraha magaalada Qabri Dahare ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa dhismihiisa waxaa ku baxey labaatan milyan oo Doolar, ha yeeshee ma...
Dagaal markale ka billowday deegaanno ka tirsan Gobolka Tigrey
Tigray (Halqaran.com) - Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanno badan oo ku yaala gobolka waqooyiga dalka Itoobiya ku yaalla ee Tigray, waxaana dagaalkaasi uu...
Soomaalida Kenya oo dhac loogu geysanayo Xaafadda Islii
Nairobi (Halqaran.com) - Soomaalida ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ee dalka ayaa walaac xooggan ka muujiyay kooxo burcad ah oo xilliyada habeenkii...
Cabdi Xaashi oo sharci darro ku tilmaamay ansixinta hay’ado aan soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa digniin ka soo saaray ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hay’addo sharci darrro ah oo aan...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shir muhiim ah isugu yeeray Madaxda dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka shir Sabtida ka dhacaya Muqsisho, kaas...
RW Abiy oo shaaca ka qaaday in Ciidamada Eritrea iyo Sudan...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisal wasaaraha Itooobiya, Abiy Ahmed, ayaa sheegay in ciidamada dalalka Sudan iyo Eritrea ay ka shaqeynayaan sidii looga saari lahaa...







