Muqdisho (Halqaran.com) – Bankiga Dhexe ee DF Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta soo saaray amar uu ku socodsiinayo lacagta 50-ka dollar oo horey ay joojiyeen ganacsato ka tirsan kuwa ka howl-gala gudaha dalka Soomaaliya.
Haddaba halka hoose ka akhriso Warka ka soo baxay Bangiga Dhexe:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





