diidid
Maamulka G/Gedo oo ka hor yimid ‘hadalkii Jubbaland’ in ciidamada laga...
Gedo (Halqaran.com) - Maamulka Gobolka Gedo ayaa si adag uga horyimid in Ciidamada Dowladda laga saaro gobolkaasi, xilli Dowlad Goboleedka Jubbaland ay u ololeynayso,...
Guddoomiyihii hore ee G/Gedo oo loo diiday inuu ka dhoofo Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo Cismaan Nuur Haaji Macaliow ayaa maanta mar kale loo diiday in uu ka dhoofo garoonka diyaaraddaha...
DAAWO VIDEO: Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo amar cusub ka soo...
https://youtu.be/4Tl79O9Df-A
Muqdisho (Halqaran.com) - Bankiga Dhexe ee DF Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta soo saaray amar uu ku socodsiinayo lacagta 50-ka dollar oo horey ay joojiyeen...
UPDATE: Kenya oo ka baxday Kiiskii dacwadda badda ee ICJ
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Kenya ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxday maxkmadda Caalamiga ah ee Caddaalladda ICJ ee la xiriirto dacwadii badda ee...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo si cad u diiday ansixinta Ajendaha Kulankii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa diiday ansixinta Ajendaha kulanka maanta oo ah Mashruuc sharci oo ah Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Dambiyada...
Cali Mahdi oo madaxweyne Farmaajo kaga digay inuu dalka geliyo qalalaaso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in doorashada Soomaaliya...









