Friday, June 5, 2026
27.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

DFS oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyarro Muddo badan ku...

Muqdisho (Halqaran.com) –Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celiday dhalinyarro in muddo ah ku xirnaa Xabsiyada dalka Liibiya, kuwaasi ku tagey qaab tahriib...
Duuliye

Maxkamadda gobolka Banaadir oo Maanta la soo taagay koox ka...

 Muqdisho (Halqaran.com) –Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Gal-dacwadeed eedeysanayaal ay ka yihiin, Ciyaal weero lagu soo qabqabtay howlgalka Samakaab oo ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore Farmaajo oo loo dhaariyay Xildhibaannimo

Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa xarunta Villa Hargeysa ku yeeshay kulan, kaasi oo uu hortagey madaxweynihii hore ee DF...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo sheegtay in la soo afjaray weerarkii Al-Shabaab ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in lasoo afjaray howlgalkii saacadaha badan qaatay ee ka socday hotelka Xayaat oo...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo war ka soo saartay Weerarka maalintii labaad ka socda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Afhayeenka Hawlgalada Ciidamada Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab, ayaa ka hadlay in weerarka Hotel Xayaat ee Magaalada Muqdisho uu galay maalintii labaad. Afhayeenka...
Ahmed Mohamed

Lamaane Aroos ahaa oo Madfac kula dhacay Hoygooda oo ku yaalla...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ku dhawaad 20 qof oo ay ku jiraan lamaane aroos ahaa ayaa ku dhaawacmay hoobiyeyaal goor dambe oo xalay ahayd ku...