Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
RW Xamse oo Maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka (Maxay kawada hadleen?)
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson, oo ay ka wada...
Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla oo darajadiisa ciidan loogu soo celiyay Wareegto...
Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii...
Dowlad Goboleedyada Dalka Oo Joojiyay Wadashaqeyntii Dowladda Dhexe (Maxay tahay Sababta?)
Muqdisho (Halqaran.com) –Wasaaradaha Maaliyadaha ee shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo safar ugu baxay Dalka Koonfur Afrika
Muqdisho (Halqaran.com) –Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee...
Madaxweyne Xasan oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Xarunta Bankiga ee Puntland...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda...
Dowladaha Soomaaliya iyo Japan oo xoojinaya xiriirkooda laba dhinac
Tunisia(Halqaran.com) – Waxaa Magaalada Tunis ee Caasimadda Tunisia maanta lagu soo gabagabeynayaa shirka Tokyo ee Horumarinta Afrika (TICAD) oo ah kulankii 8aad ee Xukuumadda...







