Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddoomiye Jeyte ‘‘30 qof ayay Al-Shabaab dileen, 10 baabuurna way gubeen‘‘
Beledweyne (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay dhacdadii xalay ka dhacday waddada xiriirisa Degmooyinka Beledweyne iyo Maxaas, ee...
Dhageyso: Waa Sidee Xaaladda Bilaal Bulshaawi oo lagu dhaawacay Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdulqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqaanay (Bilaal Bulshaawi) ayaa xalay lagu dhaawacay Magaalada Muqdisho.
Nin bastoolad ku hubeysnaa ayaa Bilaal Bulshaawi iyo...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dadkii lagu laayay Hiiraan.
Muqdisho(Halqaran.com) – Dowladda Soomaaliya ayaa si deg deg ah war uga soo saartay dadkii lagu dilay iyo gaadiidkii lagu gubay gobolka Hiiraan.
Dowladda ayaa sheegtay...
Deni oo magacaabay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta.
Garoowe(Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee 31-da Agoosto 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha...
Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobalka Hiiraan&faahfaahino dheeraad ah oo...
Beledweyne(Halqaran.com) – Wararka naga soo gaarayo deegaanka Ceel-Cadde ee gobalka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal uu ku dhexmaray dadka deegaanka iyoCiidamada ka tirsan dowladda...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo adkeenta Amniga kala hadlay midowga yurub iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya ayaa kulan la qaatay saraakiil ka tirsan midowga yurub iyo AU, waxaana looga hadlay...







