Wednesday, December 10, 2025
27.4 C
Mogadishu

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo adkeenta Amniga kala hadlay midowga yurub iyo Midowga Afrika.

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya ayaa kulan la qaatay saraakiil ka tirsan midowga yurub iyo AU, waxaana looga hadlay kulankaasi dar-dargelinta howlaha wasaaradda iyo taliska ciidanka xoogga ee dhameystirka barnaamijka ATMIS ee ciidanka XDS ay masuuliyada amniga kula wareegayaan.

Kulankan ayaa waxaa goob-joog ahaa Agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhigga Xasan Maxamed Saciid, ku simaha midowga Africa Marwo Fion Lortan, Gen. DIOMA NDEGEYA, Madaxa hoggaanka arrimaha dibada gaashaanle dhexe Iiman Elman iyo madaxa hoggaanka qorsheynta dhamme Cabdulaahi Dheere.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...