Friday, June 5, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

RW Xamse oo Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hay’adda IOM.

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane  Xamse Cabdi Barre  ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka...
Duuliye

Golaha Wakiiladda Somaliland oo Maanta ansixiyay Xubnihii Ka Harsanaa Komishanka Doorashooyinka.

Hargeysa(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in Golaha Wakiillada ay ansixiyeen xubnihii ka harsanaa Komishanka doorashooyinka Somaliland, si aan dib...
Duuliye

Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya oo war cusub ka soo saartay Abaarta...

Muqdisho (Halqaran.com) –Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa faah-faahin ka bixiyey dadaallada ay waddo DFS iyo...
Ahmed Mohamed

Liz Truss oo loo doortay ra’iisul wasaaraha cusub ee UK

London (Halqaran.com) – Xoghayihii Arimaha Dibadda ee Britain Liz Truss ayaa noqon doonta ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, kadib markii ay ku guulaysatay codbixinta...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya iyo Dowlad goboleedyada oo Shir uga furmay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirrada Maaliyadda ee Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayuu Isniinta maanta ah shir uga furmay Caasimadda Muqdisho. Waxaa shirkan looga arinsanayaa...
Ahmed Mohamed

Maxkamadda sare ee Kenya: ‘‘William Ruto ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha...

Nairobi (Halqaran.com) - Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa taageertay natiijada doorashadii uu ku dhawaaqay guddiga doorashada Kenya, taas oo ay ku sheegeen in...