Friday, June 5, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Duuliye

Maxay kawada hadleen Wasiir Axmed Fiqi iyo odayaasha dhaqanka Galmudug.

Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kulan wadatashi ah waxaa uu la yeeshay Odayaasha dhaqanka ee...
Duuliye

Qoor Qoor oo daah-furay Shirweynaha dib u hishiisiinta beelaha Galmudug.

Dhuusamareeb(Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor, ayaa maanta ka daah furay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb shirweynaha dib u heshiisiin...
Duuliye

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray...

Landon(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Landon oo ah Caasimadda Boqortooyada Ingiriiska. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Duuliye

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Jawaab ka bixiyay Hadal uu jeediyay Madaxweyne...

Burco(Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Jawaab kulul ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa...
Duuliye

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano horleh oo ka tirsan...

Abooreey(Halqaran.com) –Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo kuyalla Gobolka Hiiraan, kaidb...
Duuliye

Kooxda Al-Shabaab oo gubtay ceelal iyo guryo ku yaalla Gobolka Hiiraan.

Ceel Jiqoow(Halqaran.com) – Wararka laga helayo deegaanka Ceel Jiqoow ee hoostaga degmada Maxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in...