Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sareeye guute Farxaan Qaroole oo ku geeriyooday qarax ka dhacay...
Muqdisho(Halqaran.com) –Taliyaha ciidamada Booliska gobolka Benaadir Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo loo garan ogyahayFarxaan Qarole ayaa lagu dilay Maanta qarax ka dhacay agagaarka...
Maxaa ka soo baxay Kullanka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed?
Addis-Ababa(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane...
Wasiirka Waxbarashada oo Joojiyay lacagtii Badneyd ee laga qaadayay Ardeyda Ka...
Muqdisho(Halqaran.com) –Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa sheegay in Wasaaraddiisa ay joojisay lacagihii laga qaadi jiray...
Gaddomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeete Cusmaan Oo gaaray Degmada Buq...
Buq Aqable(Halqaran.com) –Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada xogga dalka oo kaashanaayo Ciidamada dib u xureeynta deegaanka ay si rasmi ah...
Ciidamada Dowladda &dadka deegaanka oo la wareegay degeeno hor leh oo...
Baydhabo(Halqaran.com) – Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka Koonfur Galbeed ayaa Al-shabaab waxaa ay kala wareegeen deegaanno hoostaga magaalada Baydhabo, kuwaas oo muddooyinkii...
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjire James Swan?..
Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...







