Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeelanaya Saciid Deni
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday Magalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa halkaasi ka billaabaya...
Qaramada Midoobay oo ka hadlay Xaalado adag oo ka jira Gobolka...
Tigray (Halqaran.com) - Tedros Adhanom Ghebreyesus, madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa ka dhawaajiyay xanuunkiisa gaarka ah ee ku aaddan xaaladda gobolka Tigray...
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kormeeray Xurumaha Ciidamada XDS.
Baledweyne(Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Guudlaawe, ayaa kormeeray ciidamada militeriga ee...
Sidee Madaxweyne Xasan Sheekh Loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe +SAWIRO
Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Nugaal.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa...
Golaha Shacabka oo Maanta Ansixiyay guddi ku Xigeenada habdhowrka Baarlamaanka.
Muqdisho (Halqaran.com) –Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muqdisho,...
Xasan Shiikh oo shir gaddoomiyay Shir looga hadlay Arimaha Amniga dalka.
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa...







