Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararkii ugu Dambeeyay ee Hotel Xayaat & Rasaas Xooggan oo wali...
Muqdisho(Halqaran.com) –Rasaas ayaa weli ka socota gudaha hotelka Xayaat oo ay is-dhaafsanayaan Ciidanka dowladda Federaalka iyo rag hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab oo xalay...
M/waynihii hore Maxamed Cabdullhi Farmaajo oo berri Xilldhibaanimo loo dhaarinaayo
Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berrito oo sabti ah lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee...
Xasan Sheekh oo Wareegto Madaxweyne kusoo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda...
Muqdisho(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo jeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa wareegto Madaxweyne ku...
RW Xamse oo kulankiisii ugu horreeyay la qaatay guddiga Qaranka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka duulaya baahida loo qabo dardar gelinta howllaha gurmadka loo fidinayo dadka...
Dadkii ku dhintay Bannaanbaxyadii ay dhigeen Xisbiyada Mucaradka Somaliland oo maanta...
Hargeysa (Halqaran.com) - Waxaa Maanta Khabuuraha Halleeya ee magaalada Hargeysa lagu Aasay Saddex ka mid ah dadkii ku dhintay bannaanbaxyadii rabashadaha watay ee looga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka teleefanka kula xiriiray William Ruto
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya, William Ruto ayaa ugu hambalyeeyay...







