Monday, May 25, 2026
30.9 C
Mogadishu

M/waynihii hore Maxamed Cabdullhi Farmaajo oo berri Xilldhibaanimo loo dhaarinaayo

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berrito oo sabti ah lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdishio.

Ajendaha koowaad ee kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay dhaarinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo oo noqonaya Xildhibaan Abadiya.

  1. Dhaarinta Madaweynihii hore M.ne Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Adv Dahir – Xubin Guddiga Madaxa Banaan ee Hirgalinta Dastuurka
  2. Doorashada Guddoonka Guddiyadda Golaha Shacabka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...