Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga hadlay Banaanbaxyada geystay dhimashada ee...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay banaanbaxyadii rabshadaha watay oo shalay Xisbiyada mucaaradka iyo taageeraayaashooda ay ka...
Madaxweyne Xasan Shekh oo dib ugu soo laabtay dalka.
Kampala(Halqaran.com) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay iskaashiga dhaqaale ee ka...
Muqdisho (Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Yugaandha.
Madaxweynaha ayaa ugu horeyn...
Soomaali Fara badan oo ku geeriyootay shil Gaari oo ka...
Pretoria(Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Dalka koofur afrika ayaa ku waramaya in Shill Gaari oo maanta ka dhacay wadada N4 ee isku xirta magalooyinka...
khasaare ka dhashay bannaanbaxyo Xoggan oo Maaanta ka dhacay Magaalada Hargeysa.
Hargeysa (Halqaran.com) – Banaanbaxyo waa weyn oo ay soo abaabuleen xubnaha mucaaradka Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ka dhaceen magaalooyinka qaar ee...
Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo go’aanno culus soo saaray.. ...
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Hamza Abdi Barre ayaa soo saaray go’aanno muhiim ah oo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka.
Ra’iisul...







