Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dowladda Soomaaliya oo Taageertay dowladda Shiinaha.. Maxay tahay Sababta?
Muqdisho(Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Maanta waxaa ay ku celisay taageerada joogtada ah ee ay u hayso madax-bannaanida dowladda Shiinaha, madaxbannaanida...
Maxaad ka Ogtahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Cabdi Casiis lafta gareen ee...
Addis-Ababa (Halqaran.com) –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya isaga oo casuumaad...
Mooto qaraxyo siday oo ku qaraxday Meel u dhaw KM4 oo...
Muqdisho (Halqaran.com) –Hay’addaha Ammaanka DFSayaa faah-faahin ka bixiyay qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj oo galabta ka dhacay Xaafadda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Sida...
RW Xamse Cabdi Barre oo magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub + (Akhri...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa galabta magacaabay Golihiisa Wasiirada cusub, kadib munaasabad lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.
Ra’iisal...
Faah-faahin ku saabsan qarax ay dad ku dhinteen oo maanta ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Inta la ogyahay laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay qarax miino, oo Talaadadii maanta ka dhacay Degmada Hodan ee...
Hoggaamiyihii Al Qaacidda oo lagu dilay Caasimadda Kabul
Kabul (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa sheegay in Hoggaamiyihii Ururka Al Qaacidda, Ayman al-zawahiri lagu dilay weerar dhinaca cirka oo ka dhacay Magaalada Kabul ee...







