Tuesday, May 26, 2026
26.3 C
Mogadishu

Mooto qaraxyo siday oo ku qaraxday Meel u dhaw KM4 oo qasaare Ka dhashay..

Muqdisho (Halqaran.com) –Hay’addaha Ammaanka DFSayaa faah-faahin ka bixiyay qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj oo galabta ka dhacay Xaafadda Taleex degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil  ka tirsan  Ciidamada amaanka  ee Magaalada Muqdisho,  ayaa waxa ay sheegayaan in ay gacanta lagu soo  dhigay ninkii qaraxa ku weday Mooto Bajaaj-ta.

Sido kale Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay qaraxan, waxayna mootada qaraxday, ay mareysay agagaarka maqaayadda Fatxi oo ku taalla isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...