Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland oo geeriyooday
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Jubbaland ,Jeneraal Maxamed Warsame Darwiish ayaa la xaqiijiyey inuu Sabtidii maanta ku geeriyooday dalka Jarmalka oo...
Dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo ka shiray isku xirka Xudduudaha
Daallo-cado (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xudduudka u dhaxeeya dalalka Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha...
Kenya oo sheegtay in Facebook ay ku xadgudubtay shuruucda dalkeeda
Nairobi (Halqaran.com) - Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray Amniga dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada...
Wasiirkii Caddaalada K/Galbeed oo qarax lagu dilay & Al-Shabaab oo sheegatay
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa faah faahin dheeraad ah kasoo baxaya qarax xoogan oo Jimcihii maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee...
Wararkii ugu dambeeyay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska ee lagu dilay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Rag bistooladod hubeysan ayaa Khamiistii maanta qeybo kamid ah degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ku dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka DF...







