Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Askari dilay Nin Sarkaal iyo Walaashiis oo meel fagaaro ah lagu...
Caabudwaaq (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 21aad ayaa Talaadadii maanta dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdi Xasan (Dhagadheere) oo 17-kii Bishaan...
RW Xamze oo muddo 10 cisho ah loogu daray soo magacaabista...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta villa Hargeysa ee magaalada muqdisho, iyaga oo ku ansixiyay...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka ciidamada Liyuu boolis iyo Al-Shabaab & Millateriga...
Godey (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Federaalka Itoobiya ayaa ka soo dhaqaqaaqay magaalada Godey ee dowlad deganka Soomaalida, kuwaas oo ku wajahan...
SALAAD Roobdoon maanta laga tukaday magaalada Garoowe +SAWIRRO
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland, ayaa Isniinta maanta ah garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe kaga qeyb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey...
Maxay kawada hadleen ku-simaha Madaxweynaha dalka Aadan Madoobe iyo Danjire James...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka JF Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isniintii maanta waxaa uu kulan la...
Muhaajiriin oo ay Soomaali ka mid tahay oo laga soo badbaadiyay...
Rome (Halqaran.com) – In ka badan 1,200 oo muhaajiriin ah oo aan heysan wax sharci ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray dalka Talyaaniga, sida...







