Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo laga helay COVID-19 & Xaaladdiisa oo…
Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden ayaa Khamiista maanta ah laga helay xanuunka COVID-10, waxaa sidaas shaaciyey Aqalka Cade ee looga arrimiyo...
Madaxweynaha JF Soomaaliya ‘Xasan Sheekh’ oo lagu soo dhaweeyay Tanzaaniya
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Arusha ee dalka Tanzaaniya, iyada...
Muxuu ku saabsanaa kulankii dhexmaray ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JF Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo sheegay waqtiga uu xilka ka degayo
Jabuuti (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo muddo 23 sano xukumayay dalka Jabuuti oo ay ku noolyihiin shacab tiradoodu dhan tahay...
Amarro laga soo saaray nabad gelyada magaalada Boosaaso
Boosaaso (Halqaran.com) - Kulan ay isku yimaadeen maamulka gabolka Bari oo u shir guddoominayay gudoomiyaha gabolka Abdirsaaq Saciid ali (Shaahdoon) oo muddo labbo maalmood...
RW Xamse oo sheegay inay isku diyaarinayaan guluf weyn oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika...







