Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxtooyada Somaliya oo beenisay ‘in askartii loo qaaday Eritrea’ ay ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Talaadada maanta beenisay warar sanadkii hore soo baxay oo sheegaya in ciidankii tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ay...
Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo Wajahaya macluul aad u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa waxa ay sheegtay in 20 malyan oo qof oo ku nool waddamada Somaaliya, Kenya iyo...
Midowga Yurub oo 13.5 Milyan oo Yuuro ku taageeray DF Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya
Lacagtan oo ah 13.5 milyan oo Yuuro...
Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo Safiika Ingiriiska oo kawada hadlay wax ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa Talaadadii maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u...
Wada-hadalladii xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada mucaaradka oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyeyaasha Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Maanta inay bur bureen wada-hadalladii u dhaxeeyay Xukuumadda Somaliland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti...







