Tuesday, April 21, 2026
28.1 C
Mogadishu

Midowga Yurub oo 13.5 Milyan oo Yuuro ku taageeray DF Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya

Lacagtan oo ah 13.5 milyan oo Yuuro oo lagu shubay qasnadda Qaranka ayaa qayb ka ah 92.9 milyan oo Yuuro taageero miisaaniyadeed iyo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya oo uu maalgeliyay Midowga Yurub oo markii ugu horreysay la isku raacay 2018.

Kaalmadan ayaa ka kooban qaybo joogto ah iyo kuwo isbeddelaya, tan dambe waxay ku xiran tahay horumar lagu sameeyay dib-u-habayn dhaqaale iyo bulsho lagu heshiiyey.

Taageerada tooska ah ee EU-da ee miisaaniyadda federaalka waxaa looga golleeyahay in lagu taageero hirgelinta Qorshaha Horumarinta Qaranka ee Soomaaliya (NDP-9) iyo taageeridda dib-u-habaynta dhaqaalaha ee lagu gaarayo Dhamaystirka Heerka

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...